Faah Faahin Qaraxyadii Goor dhow ka dhacay magaaladda Muqdisho

Hiiraan Xog, Faah Faahin Kooban Qaraxyadii Goor dhow ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxyadda Ayaa waxa Ay Ahaayeen Ilaa 3 Qarax Waxaana loo Adeegsaday Gawaadhi laga soo buuxiyey Walxaha Qarxa Kuwaasi oo ay saarnaayeen Dabley Hubeysan Oo Doonayey inay Gudaha u galaan Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Dad Goob joogayaal Ayaa Xaqiijiyey in Gabi Ahaan Nolosha lagu Toogtay Kooxihii Dableyda Aheyd Kuwaasi Oo Ciidamadda Amaanka ee Dowladda Soomaaliya ay toogteen ka hor inteysan Gelin Hotelka.

Amaanka Guud ee Hotelka iyo Agagaarka Xaruunta Cidda ayaa waxaa iminka gacanta ku haayo Ciidamdda Amaanka ee Dowladda Soomaaliya Halka Kooxihii Argagaxisadda ahaa la toogtay.





Be the first to comment

Leave a Reply