AKHRISO:- Xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo xiilka laga qaaday

Hiiraan Xog, Wasaarada Arrimaha guddaha ee Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday gudoomiyaha degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasaarada Arrimaha guddaha Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyaha degmada Beledweyne Maxamed Cismaan Qalaafow,waxaana xilkaas loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim (Foodcadde.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply