AKHRISO:- Gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Hiiraan Xog, Wasaarada Arrimaha guddaha ee Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasaarada Arrimaha guddaha Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle,waxaana xilkaas loo magacaabay Maslax Maxamed Cismaan oo horay xilkaan u soo qabtay.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

 





Be the first to comment

Leave a Reply