DAAWO SAWIRO:- Qaba qaabada shirka maamul goboledyada dalka oo ka socota magaalada Garowe

Hiiraan Xog, Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada dalka oo saacadaha soo socda ka furmi doona magaalada Garowe Gaar ahaan Hoolka Shirarka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland.

Madaxda maamulka Puntland ayaa wali kuguda jira qaban qaabada goobta uu shirku ka dhacayo iyadoo la filaayo in ay madaxada Maamul Goboleedyadu gaaraan Caasimadda maamulka Puntland ee magaalada Garoowe.

Dhanka kale maamulka Hirshabeelle ayaa laga reebay shirkaan waxaana kaga muuqanayo sawirada lagu soo bandhigay goobta uu shirka ka dhacayo in aan lagu soo darin sataanta maamulka Shirshabeelle taas oo u muuqata in uusan ka qeybgalidoonin shirk aka dhacaya magaalada Garowe.

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply