AKHRISO:- Madaxda maamul goboledyada dalka oo ka hadashay doorashadii ka dhacday magaalada Cadaado

Hiiraan Xog, Madaxda maamul goboleedyadda dalka ayaa war kasoo saaray doorashaddii Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado ee lagu doortay Axmed Maxamuud Xasan Baasto.

Mamul goboledyada ayaa sheegay in doorashaddaasi ay tahay mid lagu dhibaateynaayo hannaanka maamul goboledka Galmudug.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply