DAAWO SAWIRO:- Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo

Hiiraan Xog, Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Geglneraal Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa Gaaray Magalada Kismaayo iyadoona Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay Kusoo Dhaweeyeen Sariisha Ciidamada Xooga Dalka iyo Kuwa maamulka Jubbaland.

Taliyaha iyo wafdiga la socda ayaa la filayaa in aay kormeeran ciidamada xooga dalka ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland.





Be the first to comment

Leave a Reply