Daawo Sawiro:- Kooxda Banaadir oo ku guuleesatay koobki Janaraal Da’uud

Hiiraan Xog, Kooxda Binaadir ayaa ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay Rigoorayaal uga adkaatay kooxda Horseed.

Ciyaarta ayaa waqtigii loogu tala galay ku idlaatay 1-1.

Qeybta hore ee kulanka waxaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineysay Horseed waxaana goolka u saxiixay Ajiga Ise.

Binaadir ayaa diiday inu ku aamusto goolkaas waxaana qeybta labaad goolka u soo bar bareeyay Ciise C/qaadir.

Kooxaha ayaa markii ay is mari waayeen waqtiga loogu tala galay ciyaarta loo dhigay Rigoorayaal waxaana 4-3 ku adkaatay kooxda Binaadir.





Be the first to comment

Leave a Reply