DAAWO VIDEO:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay xubno ka socda Hay’addaha samafalka

Hiiraan Xog, Maamulka gobolka Hiiraan iyo Hay’addaha ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa manta kulan ku yeeshay xarunta maaulka ee magaalada Beledweyne.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa hayadaha uga warbixiyay xaladaha ka jira gobolka,waxaana uu sheegay gudoomiyaha in loo bahanyahay in laga hortaga wax walbo oo ku soo wajahan gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa sheegay in Hay’aadaha xiliga aay masibada dhacdo kaliya keenaan baco aan la hoos gali Karin iyo waxyaale kale oo loo bahneeyn.

HALKAAN HOOSE KA DOOWO HADALKA GUDOOMIYE DABAGEED.





Be the first to comment

Leave a Reply