DAAWO SAWIRO:- 14 Oktobar oo manta laga xusay magaalada Bula-Burte

Hiiraan Xog, Waxaan maanta fagaaraha dagmada Bulo burte iskugu soo baxay shacabka ku dhaqan xafadaha magaalada Bula-Burte.

Baroor diiq kasoo wareegatay mudo 1 sano ah shacabkii lagu laayey qaraxii Zobe,waxaana shacabka degmada Bula burte tacsi udireeyno waalidiintii ku waayey ehelkoodii, sidoo kale waxaana alle ugu baryeen kuwii ku dhaawacmay inuu Alle caafimaad taam ah siiyo.

Gudoomiyaha degmada Bula burte ayaa sheegay in aay u baroordiiqayaan dadkii ku dhintay qaraxii isgooska Soobe.

Ugu danbeyn maamulka dagmada Bulo burte, Hiiraan inaan Hirshabelle iyo Dowlada Federalka ah eey reer Bulo burte diyaar uyihiin xanuun kasto oo shacabka soomaliyeed qabsado ineey laqeybsadaan.





Be the first to comment

Leave a Reply