AKHRISO:- War-murtiyeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle

Hiiraan Xog, Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle  ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

War kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maamulada qaarkood ay gaaraan Go’aan Hirshabeelle ay ogeyn.

Maamulka Hirshabeelle waxay ka soo horjeestaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply