AKHRISO:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii dib u eegista Dastuurka ee magaalada Garoowe

Hiiraan Xog, Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirkii labaad ee Madasha  Guddiyada Dastuurka Heer Qaran iyo Heer Dowlad Gobol.

Shirkan oo muddo saddex maalmood ah soo socday, islamarkaana looga dooday shanta cutub ee ugu horraysa dastuurka dalka, waxaa markii uu soo xirmay laga soo saaray war-murtiyeed toddoba qodob ka kooban.

Shirka saddexaad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ayaa la qaban doonaa bisha February ee sannadka soo socda ee 2019.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

 





Be the first to comment

Leave a Reply