DHAGEYSO: Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda gobolka Hiiraan oo maanta is casilay

Hiiraan Xog, April 18, 2018:- Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka kadib markii uu sheegay inaan lagala tashan xilka dhawaan loo magacaabay isagoo horey u ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Hiiraan.

Xuseen Cismaan Muumin ayaa sheegay in beesha uu ka soo jeedo iyo xildhibannada beeshiisa aysan ku qanacsaneyn xilka islamarkaana uu iska casilay.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

About Hiiraan Xog 2103 Articles
Wariye Mohamed Abdi Saney

Be the first to comment

Leave a Reply