DAAWO VIDEO:- Xildhibaan Nuur Idow Beyle oo boqday Askar ku soo dhawacantay G/Hiiraan

Hiiraan Xog, Apr 12, 2018:- Xildhibaan Nuur Idow Beyle iyo Taliyaha Ciidamada xooga dalka qebta gobolka Hiiraan Faarax Kooshin ayaa booqday isbitalka ciidamada xooga dalka ee ay ku jiraan Askar ku soo dhawacantay Qarax miino oo ka dhacay degaan u dhaw degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Nuur Idow Beyle ayaa ka warbixiyay xalada caafimaad ee Askarta dhaawaca ah ee ku jirta Isbitalka xooga dalka ee magaalada Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply