Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Allaha uu naxariiste Meydka Danjirihii Soomaliya uu fadhiyay dalka Masar oo dhawan ku Geeriyooday Magaalada Qahira ayaa Maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Aden Adde ee Magaalada Muqdisho, Marxuumka ayaa waxaa salaadii Janaasada lagula tukaday garoonka Aadan Cadde, iyadoo janaasadiisa ay ka qaybgaleen, mas’uuliyiin uu ka mid ahaa madaxweynaha Somalia Xasan...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Mr Kjell Magne Bondevik oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway ayaa ah Madaxa Hey’ad qaabilsan Nabadda iyo xuquuqdaha aadanaha oo lagu magacaabo Oslo Centre for Peace and Human Rights. Madaxweynaha...

Boqolaal shacab u dhashay dalka Ruushka ayaa weerar ku qaaday Safaarada Turkiga ay ku leedahay magaalada Moscow Caasimada Ruushka. Shacabkaani oo ka careysnaa talaabadii ay Dowlada Turkiga kusoo riday Diyaaradii dul heehaabeysay Hawada Turkiga, waxa ayna dhagxaan ku jajabsheen Muraayadihii Safaarada. Shacabkaani ayaa buuxdhaafiyay afafka hore ee Safaarada, waxaana tiradooda...

Sarkaal ka tirsan Wasaarada Amniga ee dawladda federaalka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa lagu dhawacay Magaalada Muqdisho, Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan oo ahaa agaasimaha Waaxda Sharciyeynta Hubka ee Wasaaradda ayaa dhaawaciisa lagu dabiibayaa isbsitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Agaasiimaha ayaa la dhawacay kadib markii lagu weeraray...

Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab, dhawaanna ku biiray kooxda Daacish/ISIS ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka buuraleyda ah ee Galgala, iyadoo intii uu socday iska-hor-imaadka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in xoogagga Al-shabaab ayaa madaafiic ku weerareen fariisimaha ciidamada Puntland,...

In ka badan  10 Ruux ayaa ku geeriyootay kadib markii iska horimaad  deeganka Qandho ee Gobolka Hiiraan ku dhaxmaray Ciidamada dowlada Soomaliya oo kashanaya dadka deeganka iyo Shabaab Taliyaha Ciidamada dowlada ee degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, Maxamed Muumin  Saney ayaa Hiiraan Xog u sheegay in dagalkan Al shabaab looga dilay Sideed Ruux 14 kalan looga dhaawacay...

Xaaladda Yuusuf Maxamed Daahiye oo ka mid ah Ganacstada Gobolka Hiiraan oo Xalay kooxo Hubeysan ay ku dhawaceen Magaalada Baladweyne ayaa maanta soo hagaageysa  kadib markii ay la Tacaleen Dhakhaatiirta isbitaalka Guud ee Baladweyne, Dadka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa is weyn ugu naxay dhacdadan lagu dhawacay Yuusuf Maxamed Daahiye oo ka mid ah Ganacsatada Gobolka...

Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay Hoteel City Palace ee magaalada Muqdisho 24 – 25 Nofeembar 2015, waxaana shir guddoominayey...

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka ciidanka miino-barista booliiska Soomaaliya, taasoo lagu qabtay xarunta gaadiidka booliiska ee Muqdisho, isagoo dallac-siiyay qaar ka mid ah ciidamadaas. Madaxweyne Xasan ayaa halkaas salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ciidanka booliiska ka tirsan, isagoo salaanta...

Tan iyo wixi ka dambeyay Bur burkii dowladii dhexe ee Soomaliya ma jiran wax dacytir ah oo lagu sameeyay wadooyinka dhaxmarta Xaafaddaha Magaalada Baladweyne kuwaaso hadda ay ka muuqato bur bur Xoogga Dalka ku Nool Xaafadda kooshin ee Magaalada Baladweyne ayaa Bilabay in dib u dayctir lagu sameeyo wadooyinka dhaxmara Xaafadda kuwaaso ay ka muuqato Bur bur Xooggan oo soo...

%d bloggers like this: