Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Halkan ka daawo muuqaalka, edited by/ abdiaziz coofle, hiiraanxog, avesta, sverige. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Halkan ka daawo muuqalka, edited by/ abdiaziz coofle, hiiraanxog, avesta, sverige. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Halkan ka daawo muuqaalka, edited by/ abdiaziz coofle, avesta, sverige. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Halkan ka daawo muuqaalka, edited by/ abdiaziz coofle, hiiraanxog, avesta, sverige. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Halkan ka daawo muuqaalka , edited by/ abdiaziz coofle, hiiraanxog, avesta, sverige. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Baladweyne(Hiiraan Xog) Qiimaha la kala siisto Xoolaha nool  saylada Magalaada Baladweyne ayaa laga dareemay hoos u dhac ku yimid kadib markii maamulka puntland u mamnuucay gadiidka ka yimada koonfurta Somaliya iyado  Xoolaha laga qaado Magalaada Baladweyne la geyn jiray Boosaaso kadibna loo dhoofin jiray dalalka carabta. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Muqdisho,(Hiiraan Xog):– War Deg Deg ah Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala ah Boolis iyo Milatari ayaa Caawa ka dhacay Xaafadda Busleey ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ka soo horjeedka Wasaaradda Amniga Soomaaliya. Dagaalka Ciidamada ka wada tirsan Dowladda ku dhexmaray Degmada Boondheere gaar ahaan ka soo horjeedka Wasaaradda Amniga ayaa Sababay Dhimasho iyo...

Waxaa gordhow Magaalada Muqdisho lagu soo  gaba gabeeyay shir madaxeedkii 28aad ee IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho, iyadoo shirka uu socday muddo saacado ah. Shir madaxeedka IGAD oo ay ka soo qeyb galeen Hoggaamiyeyaasha dalalka Kenya, Itoobiya iyo Uganda, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo dalkiisa lagu marti gelinayay uu goob joog ka ahaa. Ajandaha...

Magaalada Muqdisho ayaa waxa hadda ka furmay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD kadib markii gordhow ay gareen Madaxweynayasha Uganda, Kenya iyo RW itoobiya iyo wafuud kala duwan oo ka socota dalalka qeybta ka ah  IGAD. shirkan ayaa waxaa daah furay Madaxweynaha Somalia Xassan sheekh Maxamuud waxan aad loo adkeyay aamaanka  goobta u ka socdo shirka Madaxeedka urur...

Madaxweynaha Wadanka Uganda  ayaa goor dhow ka soo degay garoonka Diyaradaha  Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa garoonka ku soo dhoweeyey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Somalia. Waxaa Salaan sharaf  ka  qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya waxaana loo gudbiyey hoolka uu ka dhacayo...

%d bloggers like this: