Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo ah Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay Saldhiga guud ee looga taliyo Ciidamada Booliska magaalada Baydhabo. Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax  Kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Taliyeyaasha Booliska Dowlad Goboleedyada, Xubno ka socday Wasaaradda Amniga Soomaaliya, Wasiirka Amniga maamulka...

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in uu ku dilay 17 qof dugsi sare oo ku yaalla Florida ayaa qirtay toogashadaasi, sida ay booliiska sheegeen. Nikolas Cruz, oo 19 jir ah ayaa sheegay in uu iskuulka yimid islamarkana uu billaabay in uu toogto ardayda ka hor inta uusan baxsan , sida ku cad dikumiintiga maxkamadda. Waxaa la soo taagay maxkmad...

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Saddex macllin ayaa lagu dilay gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ka dib markii xalay weerar looga shakisan yahay in ay xogaga Al Shabab Fuliyeen lagu qaady goob iskuul ah,waxaa sidaasi ku tabisay Idaacada Capital FM. Goobta uu weerarka ka dhacay ayaa ah meel u dhaw xadka Kenya iyo Soomaaliya ay wadagaan. Dadka weerarka fuliyay ayaa sidoo kale...

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda dowlada dhexe ee Soomaaliya oo halkaasi Gaaray. Madaxda Hirshabeelle iyo wafdigan oo uu hoggaaminayay Maareeyaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle...

Hiiraan Xog, Feb, 16, 2018:- Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa isbedel ku sameyay agaasimayasha waaxyaha dowladda hoose  ee xamar.  Cabdiraxmaan Cismaan Ibraahim ayaa loo magacaabay   agaasimaha Miisaaniyadda isago horay u hayay xilka Agaasime kuxigeenka Waaxda Maamulka iyo Maamulka oo  la...

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka duhurnimadii shalay ku dilay Isgoyska Baar-ubax oo ku dhow Agagaarka Masjidka Xareed. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis (Xildhibaan) oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay ragga dilka...

Hiiraan Xog, Feb 16, 2018:- Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Safiirka dalka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Axmed iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa Howlaha Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating. Kulankan oo si gaar ah uga dhacay Safaaradda Imaaradaadka ee ku leedahay magaalada Muqdisho...

Hiiraan Xog, Feb, 15, 2018:- Guddoomiyaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure karoore ayaa kormeeray qeybo ka mid ah xaruumo caafimaad oo la dhigay dadka u soo ritay cudurka shuban biyoodka iyado dhaqaatiirta la tacalaya bukannada u guddoomiye karoore ka keenay magaalada Muqdisho. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Hiiraan Xog, Feb 15, 2018:-Dhakhaatiir ka socota dalka Turkiga iyo xubno ka socda UN-ka oo maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa booqday isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne oo ay deeq dawo ah soo gaarsiisay dowladda Turkiga. Dr Xassan Cumar Siyaad warbixin kooban siiyay dhakhaatiirta iyo saraakiisha kala duwan ee ka socda hay’adda UNka ayaa sheegay in ay...

Hiiraan Xog, Feb 15, 2018:- Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu xilki Ra’iisul wasaarannimo iska casiley Haiemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee dalka Itoobiya ee EPRDF. Warkan ayaa waxa baahiyay TV-ga dowladda maamusha ee EBC TV ee dalka Itoobiya. Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa...

%d bloggers like this: