Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Hiiraan Xog, Feb 18, 2018:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaaciyay in dhul ay leeyihiin dad Shacab ah oo ku yaalla degaanka Jazeera lagu wareejiyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Guddoomiye Eng Yariisow ayaa tilmaamay in dhulkaasi ay xarun tababar ka dhisi doonto dowladda Turkiga sidaas darteed...

Hiiraan Xog, Feb 18, 2018:- Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Kismaayo uu ka furmo shir looga hadlaayo Xaaladda Ammaan ee guud ahaan dalka Soomaaliya. Shirkaan oo hadda qabanqaabadiisa ay ka socota Magaalada Kismaayo waxaa ka qeyb gali doona xubno ka socda maamul goboleedyadda dalka, dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka. Wasiirka Amniga maamulka...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Wararka naga soo gaaraya degaanka Buq aqable ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi Al-Shabaab ay ka geysteen dil toogasho ah . Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Al-Shabaab ayaa toogtay in lagu magacaabo Sahal Axmed Rasle oo ay ku eedeeyeen in uu ka mid ahaa Ciidamada dowladda. Maxkamad ay maamulaan Al-Shabaab ayaa...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo garaya ilaa iyo 11 qof ayaa laga soo dayay dalka Liibiya oo u xeraa dad la sheegay in aay ahaayen muqalasiin oo dadka tahriibiya. Dhalinyaradaan ayaa laga soo dajiyay goroonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,waxaana ka muuqatay markii ay ka soo dageen garoonka diyaarada Adan Cadde ee magaalada Muqdisho faraxad aan...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Odayaasha dhaqanka ee Beesha Xawaadle “Ma aqbali doono 1 gudoomiye degmo gobolka Banaadir in saamigeenu uu noqdo hadda kadib, waxaan xaq u leenahay 3 gudoomiye degmo inaan ku yeelano gobolka Banaadir ka qaadano oo dadkeena degan yihiin, mana yeelayno hadda kadib inaan indhaha ka fiirsano saami qeybsiga 17 degmo ee gobolka Banaadir, maqaamka...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Waxaa lagu guuleystay in guud ahaan rarkii laga dejiyo Doontii magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ku soo caariday 5-tii bishan Febraayo, taasi oo badbaadinta rarkii saarnaa doonta ay ka wada qeyb qaateen dhammaan Maamulka Gobolka iyo shacabka reer Boosaaso. Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta hantida saaarnayd Doonta Sheekh Fu’aad Aflow oo la...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga soo dajiyo Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jiray gacanta magafayaasha dalka Libya, kuwaasi oo ay keenayso Muqdisho dowladda Soomaaliya. Tiradda Maxaabiistaan waxa ay gaareysaa 11 Maxaabiis ah oo gacanta Magafayaasha dalka Libya ay ku jireen muddo laba sanadood ah, kuwaasi oo la kulmay tacadi kala duwan. Safiirka...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Magaalada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa la soo sheegayaa in halkaasi uu kusoo xirtay Markab sidda Shixnado kala duwan. Markabkaan ayaa sidda qalab dhismo oo loogu tala galay in lagu dhiso Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe. Waxyaabaha uu waddo Markab kusoo xirtay Baraawe ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah Baabuur...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Ciidamada dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen gaari siday waxyaabaha qarxa iyo kale hub kasoo ka yimid gudaha dalka Soomaaliya, islamarkaana kusoo jeeday qeybo ka mid ah Kenya. Waxa ay sheegeen ciidamada dalka Kenya in ay la socdeen dhaqdhaqaaqa gaarigaasi tan iyo markii uu kasoo baxay Gudaha dalka Soomaaliya. Gaariga ayaa waxaa...

Hiiraan Xog, Feb 17, 2018:- Golaha wasiirrada ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaadisii gudbiyey Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn. Desalegn ayaa sheegay in iscasilaaddiisa ay muhiim u tahay si wax looga qabto cabashooyinka dawladda lagaga soo horjeedo oo dad badan ay ku dhinteen,...

%d bloggers like this: