Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dib ugu labatay magaalada Cadaado, halkaasoo Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ku soo dhoweeyeen. Madaxweyne Xaaf oo ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa diyaaradii uu saarnaa ay ka dejisay magaalada Hargeysa, waxaana halkaas uu saacado ku ahaa...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Kooxo hubeysan ayaa ku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir Taliye kuxigeenkii hore Saadka ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen. Cabdulle Qururux, Wararka ayaa sheegaya in Jeneraalka la dilay xilli uu ka soo baxay masaajid uu ku dukaday salaadii cishaha. Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana la sheegay in marxuumka...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Shir looga hadlayay amniga guud ee dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qebgalay wasiirka Amniga iyo masuuliyiin ka socotay caalamka. Shirka si wada jir ah waxaa u guddoominayay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, waxaana goob joog ka ahaa...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dib ugu labatay magaalada Cadaado, halkaasoo Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ku soo dhoweeyeen. Madaxweyne Xaaf oo ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa diyaaradii uu saarnaa ay ka dejisay magaalada Hargeysa, waxaana halkaas uu saacado ku ahaa...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Madaxweynaha  maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  oo maanta booqday degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa meel fagaaro ah  kula hadlay boqolal dadweynaha ah oo iskugu jira,Waxgarad Dhalinyarado,Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi waxana kulanka goob joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Dacwad soo oogaha guud ee dalka Kenya ayaa amray in baaritaan lagu sameeyo suurtagalnimada in xubnaha guddiga doorashada ay galeen danbiyo markii ay qabanayeen doorashadii bishii aanu soo dhaafnay. Keriako Tobiko ayaa ka codsaday booliiska iyo hay’ada la dagaalanka musuqmaasuqa in warbixinta baaritaankooda ay ku soo gudbiyaan muddo 21...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Wafdi u horkacayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka ambabaxay Magalaada Beledweyne iyago ku sii jeeda degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Safarka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa salka ku haya sidi ugu kuur gali laha xaaladdaha ka jira degmada maadaam Magalaada Jalalaqsi ay ka mid  tahay...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa uga digtay Mareykanka inay qaadi doonto tallaabo naxariis la’aan ah oo ay isku difaacayso haddii ay u soo muuqato astaan weerrar oo uu Mareykanku la maagan yahay. Digniinta ayaa timid kaddib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kuuriyada Waqooyi, Ri Yong Ho, uu khudbad ka jeediyay Qaramada Midoobay, kaddib...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:- Dadka Jarmalka ayaa waxa ay maanta u dareerayaan inay codkooda ka dhiibtaan doorasho guud oo la filayo in markii afraad ay xilka ku guulaysato Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel. Xisbigeeda Christian Democrats ayaa si cod uga horreeya xisbiga ay aadka isku hayaan ee Social Democratic. Xisbiga midig fog ee AfD ayey u badan tahay in markii ugu...

Hiiraan Xog, Sep 24, 2017:-  Diyaaradaha dagaalka ee dalka Maraykanka ayaa duulimaad ku sameeyay meel aad ugu dhaw xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi, si ay u muujiyaan in ay diyaar la yihiin tallaabooyin kale oo ay ku hor istaagi karaan halis kaste, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Maraykanka. Wasaaraddu waxay sheegtay in duulimaadkaasi uu maray qaybta...

%d bloggers like this: