Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Waxaa xalay la ciyaaray kulamadii shanaad ee wareega Group-yada Champions League, iyadoo kooxaha qaar ay rajadooda ku xirneyd inay guul gaaraan, sida Kooxda Arsenal oo rajadeeda guul kaliya aheyd, si aysan wareega Group-yada uga harin. Kooxda Arsenal ayaa ku dur durisay kooxda Dinamo Zegreb, ciyaar ka dhacday garoonka Emirates, waxaana ay ku badisay 3-0. Ciyaaryahan Ozil...

Tababare Jose Mourinho ayaa xalay muujiyay sida uu uga xunyahay qaab ciyaareedka liita ee weerar yahanka reer Spain ee Diego Costa kaas oo aan wax gool ah dhalin kulankii xalay. Hiiraan Xog Diego Costa oo kulankii Norwich goolka guusha u dhaliyay kooxdiisa ayaa xalay qaybtii hore qasaariyay dhawr fursadood oo goolka u furnaa taas ayaana keentay in Mourinho uu ka caroodo. Waqtigii...

Jose Mourinho last night expressed his condolences to the poor effective striker Diego Costa ‘ who did not score last night . Costa scored for Norwich in the first half last night , missed several chances to score ‘ so I crowd Mourinho . In the first half , saw Costa resent comments weak Jose Mourinho ‘ s culture and that led to the game DAT Portuguese asked...

Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartay kulankoodii Xalay oo ay fooda is dareen Manchester City oo dooneysay in ay sii dheereysato hogaanka Premier League. Liverpool ayaa 4-1 ugu awood sheegatay kulan ay marti u ahayd Man City, waxaana goolasha u dhaliyay Coutinho, Firmino iyo Skrtel iyo sidoo kale daafaca reer France Mangala kaas oo City ka dhaliyay goolka furitaaka. Guuldaradaan...

kooxda Barcelona ayaa goor dhaw ka soo dagay caasimada Spain ee Madrid kadib markii saaka ay ka soo duuleen magaalada Barcelona. Lionel Messi ayeey kaamirooyinku qabanayeen isaga oo dhoola cadaynaya isla markaana laga dareemi karo farxad maadama uu taam u yahay inuu ka soo muuqdo kulanka El-Clasico. Barcelona ayaan ilaa haatan shaacin in Messi uu ciyaari karo iyo inkale...

Tababaraha kooxda ‘Liverpool Jurgen Klopp; ayaa sheegay inuu doonayo inta kooxda ay awoodi karaan in ay soo jiitaan ciyaartoy cusub iyo in ay ceshato ciyaaryahanada tayada leh sannadaha soo socda ka hor Reds kulan kaga ay soohor jeedaan Raheem Sterling’ wiilkii ay soosaareen iyaga. Hiiraan Xog Sterling, ayaa kuriixay in laga iibiyo kooxda City £ 49million...

Manchester United ayaa kor uqaadeysa dalabka weyn ay kudooneyso xiddiga Arsenal Alexis Sanchez, halka Real Madrid ay sidoo kale dooneyso ciyaaryahanka reer Chile, sida uu sheegay, Don Balon. Louis van Gaal, ayaa la ogaaday in uu doonayo ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee leh xawaaraha iyo hal-abuurka, ee Sanchez si uu ugu jabiyo sanduuqa kooxda, Arsenal ayaa iydana doonaysa...

Tababaraha Talyaaniga ah, ayaa shaqadiisii Real Madrid kuwaayay Koob la,aan dhamaadkii xilli ciyaareedka hore 2014-15, sidaas si lamid ah ayaa looga ceyriyay shaqada kooxda chelsea, sadex sano uu macalin u ahaa intii u dhaxeysay 2009 iyo 2011. Kooxdiisii hore ee Chelsea ayaa ku jirta kaalinta 16-aad xilli ciyaareedkan, Ancelotti ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo...

Sergio Aguero ayaa sugi la soo laabashadiisa iyo in uu tababar la qaato kooxda Manchester City iyo xidiga dhawaan galka ah ay isku kooxda yihiin ee Kevin De Bruyne. City ayaa waxaa kamaqnaa weeraryahankeeda Aguero, garoomada muddo lix isbuuc ah,ka dib dhaawac muruqa ah laakiin waxaa laga war sugayaa soolabashadiisa kulanka Liverpool ee sabtida. De Bruyne, ayaa kasoo wareegay...

maanta waxaa kuguuleystay: Sergio Busquets waa doorashadii akhristayaasha Goal ‘kooxdii ugu wanaagsaneyd taariikhda Clasico. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa laga yaabaa in uusan wax saameyn ah kuyeelan dhanka goolasha, laakiin waxaa hubaal ah marka la eego aragtidiisa garoonka dhan, maareyntiisa qadka dhexe iyo awoodiisa daafac ahaan in qofkasta oo kubada daawado uu...

%d bloggers like this: