Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Dabley hubeysan oo aan hebtooda la garanayn ayaa ku dilay xalay Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir Muwaadin Soomaali Canadian ah oo dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo lagu dhex-toogtay masjid uu Salaad ku tukanayay. Hiiraan Xog Sade Mahad Dirir Guuleed oo 40-jir ahaa, ayaa ka yimid magaalada Toronto, Inkastoo aan la ogeyn cidda ka dambeysa dilkiisa isla markaana aysan...

Xildhibaan cabdulaahi Goodax Barre ayaa  ku eedeyay Madaxweynaha Somalia Xassan sheekh maxamuud oo kala qeybinayo  dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan  hadda ka shaqeynaya midnimada iyo wadajirka bulshad gobolka Hiiraan. Halkan ka Daawo: Share this:TweetLike this:Like Loading......

Ugaas Xassan  ugaas khaalif ugaas Rooble iyo qar ka mid ah dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa maanta qaadacay in aysan marnaba ka qeyb galeyn shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe, Halkan ka Daawo: Maxamed Cabdi Saney, Xafiiska Wararka Hiiraan Xog, Baladweyne, Share this:TweetLike this:Like Loading......

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa saakay Magaalada Beledweyne kulan kula yeeshay – Shan duub-dhaqameed, kuwaasoo ay kawada hadleen shirka dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Laakiin, duubabka dhaqanka kulanka la yeeshay madaxweynaha ayaa sheegay in go’aan ka gaarista shirka Jowhar muhiim tahay in ay u dhan yihiin guud ahaanba...

Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir’{Maxamuud Axmed Nuur Tarsan} ahaana duqii hore ee Gobalka Banaadir oo ka hadlay khilaafaadka ka taagan dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe isagoo ku dhaliilay Dowlada Soomaaliy inay doonayso inay jajuubto rabitaanka iyo talada shacabka ku nool gobolladaas. Hiiraan Xog Maxamuud Tarsan ayaa xusay in dowladda...

Madaxweynaha dowlada federalka Somalia  Xassan sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalintii saddexaad ku sugan Magaalada Baladweyne iyado maanta lagu wado in uu ka duulo garoonka diyaaradaha  maadaam kulamo iyo shirar wadatashi ah oo dhaxmaray Madaxweynaha iyo dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo uu horkacayo ugaas Xassan Ugaas khaalif uu ku soo dhamaday is afgaran...

Ugaas Xassan ugaas khaalif ugaas Rooble iyo qar ka mid ah dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo maanta kulan la qaatay  Madaxweynaha Somalia Xassan sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhamaday  isfagaran waa. Halkan ka Daawo: Maxamed Cabdi Saney, Xafiiska Wararka Hiiraan Xog Baladweyne. Share this:TweetLike this:Like Loading......

Ugaas Xassan ugaas khaalif ugaas Rooble oo ay weheliyaan qar ka mid ah dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa maana booqday  Saddex ruux oo ku dhawacmay rasaas Ciidamada dowlada ay ku fureen dad ka qeyb galayay banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Somalia Xassan sheekh Maxamuud oo maanta  ka dhacay Magaalada Baladweyne kuwaaso la dhigay isbitaalka guud  ee Baladweyne Isku...

Kulan gaar ah oo dhaxmaray Madaxweynaha Somaliya Xassan sheekh maxamuud iyo dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo uu horkacayo ugaas Xassan  ugaas khaalif ayaa ku soo dhamaday natiijo la’aan kadib markii dubabka dhaqanka ay ka dalbadeen Madaxweynaha  Saddex ariimo. Ugaas Xassan ugaas khaalif  oo  ka mid ah hogaaminayasha  gobolka Hiiraan islamarkana horkacayay  dubabka...

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Somaliya Xassan sheekh Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan  Magalaada Baladweyne ayaa  hadda ka socda Magalaada. Saddex qof oo shacab ah oo ka mid ah  dibabaxayasha ayaa ku dhawacmay  rasaas ay fureen ciidamada dowlad iyo kuwa AMISOM kuwaso la dhigay  isbitaalka guud ee Magalaada Baladweyne. Dhanka kale...

%d bloggers like this: