Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ku heshiiyay qorshe lagu daradar galinayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira xerada Dhabaab, ayadoo loo marayo heshiiska saddex geesoodka ah ee u dhaxeeya labada dowladood iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. Shir ay maanta ku yeesheen magaallada Nairobi Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya...

Muqdisho, ( Hiiraan Xog):- Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayna ka soo qayb galeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar...

Muqdisho, (Hiiraan Xog) Qarax xooggan oo si aad ah looga maqlay magaalada Muqdisho ayaa goor dhow dhacay Hotelka Naasahablood ee ku yaalla Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Dadka ku nool Degmooyinka Hodan, Waabari iyo H/wadaag ayaa sheegaya inay maqleen qarax xooggan oo dhulka la gariiray. Goob joogayaal ayaa Sheegay in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku...

Muqdisho, (Hiiraan Xog) Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa inta lagu guda jiro bisha Ramadan waxa uu la afuraa qeybaha shacabka iyo ciidamada dalkaasi. Hiiraan Xog Erdogan ayaa mararka qaar la soo afura ciidamada ku sugan xuduudaha uu dalkaasi la leeyahay waddamada deriska la ah, isagoo sidoo kale la afura qeybaha bulshada ee dalkaasi Turkiga. Arrintan...

Muqdisho- (Hiiraan Xog) Wasiirka arrimaha dibedda ee Jarmalka, Frank-Walter Steinmeier, ayaa ugu baaqay Midowga Yurub in aanu ka nixin isla markaana aanay curyaamin bixitaanka Britain. Mr Steinmeier ayaa hadalkan sheegay xilli uu ka qeyb galayay kulan ay magaalada Berlin ku leeyihiin wasiiradda arrimaha dibedda ee lixda dal ee asaasay Midowga Yurub. Wasiiradaasi waxaa...

Nairobi-(Hiiraan Xog) Saraakiisha amaanka ee Dowladda Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 3 Doon oo si sharci darro ah ku galay Biyaha Dalka Kenya . Guddoomiyaha Maamulka Magaalada Lamu Joseph Kanyiri ayaa xaqiijiyay waxuuna xusay in doonyaha la qabtay ay ka soo kala yimaadeen Dalalka Soomaaliya iyo Yemen. Hiiraan Xog Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu tilmaamay...

Muqdisho-(Hiiraan Xog) Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay soo saareen sharciyo ku aadan inaan hub lagu dhex wadan garin gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee degmada Afgooye Mahdi Axmed Xasan ayaa sheegay in dilal kala duwan ay ka dhaceen degmada Afgooye sidaas darteedna maamulka...

Muqdisho-Hiiraan Xog:- Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari Nuuca Kaarib ah oo lagu diyaarinayay walxaha Qarxa, kadib howlgallo ay ka sameeyeen qabuuraha Jeneraal Da’uud Degmada Warta Nabadda. Hiiraan Xog Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA...

BAYDHABO, Jimco- (Hiiraanxog)— Madaxda Soomaalida iyo Beesha Caalamka ee shirka uga socda magaalada Baydhabo ayaa ku heshiiyay qodobo horu dhac oo ku saabsan doorashada Soomaaliya, iyadoo lagu wado in gelinka dambe ee maanta war murtiyeed laga soo saaro shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Hoggaamiyeyaasha Soomaalida. Sida ay sheegayaan wararka Madaxda iyo Beesha Caalamka...

Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa maanta deeq lacageed oo ka timid jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Magalaada  lutzern ee dalka Switzerland gaar ahaan  Masaajidka Nuurul huda, u qeybiyay 55 qoys oo dan yar ah kuwaaso iskugu jiray dad da’ ah  Haween iyo dad naafo ah. Qeybinta deeqdan lacagta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka...

%d bloggers like this: