Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada oo ka socday muddo labo maalmood ah magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed. Shirkan ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban 13 qodob kuwaasoo ahaa nuxurka kulankan oo socday muddo labo cisho ah ...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee Xafiiska Magaalada Beledweyne, Waxaana kala hadlay xoojinta wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib u dhisa Hirshabelle. Ugu...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Dagaal u dhaxeeyo ciidamo daabacsan dowlada Soomaaliya iyo Al-shabaab oo ka dhacay degaanka Ceel-Cade ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa ka dhacay deeganka Ceel-Cade oo qiyaastii 75 km dhanka Galbeed uga beegan magalaada Beledweyne kadib markii Al shabaab ay weerareen culus ku qaaden deeganka Ceel-Cade Dagaal ayaa geystay khasaaro iskugu jira...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Isticmaalka baraha bulshada ayaa ka mid noqday nolol maalmeedka dad badan oo Soomaaliyeed, waxay noqdeen meelo la’isku dhaafsado aragtiyo, lagu doodo, islamarkaasna lagu xiriiro. Doodaha ugu badan malaha waxaa dhaliya arrimaha siyaasadda ku saabsan, balse dhawaanahan arrimaha diinta ku saabsan ayay doodahooda aad usii kordhayaan. Soomaalida...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Ka waran haddii la jabsado aaladda kugu rakiban adiga oo saaran sariirta qaliinka ama isbitaalka ama loo dhoco habka quwadda korontada ee makiinadaas ku shaqayso. Waa waxyaabaha suurtogalka ah ee maalin kasta nala soo gudboonaanaya , dhibka ugu weyna waxa uu ka jiraa in shirkado badan aysan kaba warhaynin illaa heerka halista ay wajahayaan qalabka...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Madaxweynaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan “fadhiyin” ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan yahay hormarinta hubka dalkiisa Kuuriyada Waqooyi. War qoraal ah oo naadir ah oo uu warbaahinta sii mariyay ayuu hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ku sheegay in Trump ay “saamayn wayn” ka soo gaari...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Wararka qaar ayaa sheegaya in shir deg-deg ah ku leh magaalada Cadaado ee xarunta KMG maamulka Galmudug uga socdo Wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug. Wararku waxa ay sheegayaan in shirka degdega ah uu ka horeeyay shirar gaargaar ah oo ay wada qaaten Wasiirada kaa oo ku saleysan Khilaafka xoogan ee u dhexeeya Hogaamiyaha maamulka iyo ku-xigeenkiisa...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Warbahiinta dalka Kenya ayaa baahisay in dib u dhacday doorashada Kenya oo qilaaf badan ka dhashay. Guddiga Doorashooyinka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqey in dib loo dhigay doorashada sababo la xiriira xiisad siyaasadeed ka dhalatay. Guddiga ayaa sheegay inay wadaan qorsho lagu doonaayo in wax laga badalo howlaha doorashada, iyadoo...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore oo horay u soo noqday guddoomiye ku-xigeenkii maamulka iyo maaaliyada degmada Beledweyne, kana mid ahaa Aqoonyahannada gobolka Hiiraan oo xalay ugu geeriyooday magaalada Beledweyne xanuun deg deg ah oo la soo darsay. “Waxaan...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Ugu yaraan 50 ruux oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraqmeen badda ka dib markii doontii ay saarnaayeen uu ka dhammaaday shidaalkii iyadoo maraysa xeebaha dalka Liibiya. Doonta oo ay saarnaayeen 100 ruux ayaa Jimcihii hore ka shiraacatay magaalada Sabratha ee ku taala dhinaca galbeed, sida ay saraakiil deegaankaas ah u sheegeen...

%d bloggers like this: