Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog

Hiiraan Xog, Jan 21, 2018:- Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in  hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad ee ka wadaan magaalada...

Hiiraan Xog, Jan 21, 2018:- Xildhibaanka lagu magacaabo C/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood sharciyeed ka keenay go’aankii Guddoonka Golaha shacabka ka soo saaray maqaamka Caasimadda magaalada Muqdisho. C/qaadir Cosoble ayaa sheegay in Guddoonka Golaha shacabka ay aheyd inuu la tashado...

Hiiraan Xog, Jan 21, 2018:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir. Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Burburkii dalku kuma yeelan raad qur ah Amniga,deegaanka,hantida, nidaamka, dawligaa,wada noolaashihii Dadkeena bal waxuu saameeyey dhinaca fekerka (wadaniyada,damaca,aaminaada qabyaalada,daneysiga , tan Qawmigaa ee Dalka iyo Dadka) Dabcan raadkani waa qeyb saameynta ugu weyn ku leh in Qarankeenii dib u is_taago waana xaalado is_bedelo joogto...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la dhowro Dastuurka iyo dowladnimada ,ka Go’an gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay Awood u gaar ah Barlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maqaamka Caasimada magaalada Muqdisho ay go’aamin donaan...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyay in aay bixiyeen dhul ay dowlada ledahay, wixii ka dambeeyay 8-Bishii February ee sanadkii 2017-kii. Dowlada hoose Xamar ayaa soo saartay war qoraal ah oo ay ku sheegtay in aysan iibin dhul ay dowlada leedahay HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARKA KA SOO BAXAY DOWLADA HOOSE EE XAMAR. Share this:TweetLike this:Like...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odayaal iyo waxgaradka soo jeeda beellaha ku abtirsada gobolka Banaadir, kaddib wareegtidii dhawaan ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya ee lagu joojiyay iibinta iyo bixinta dhulka danta guud ee dowlada Soomaaliya. Odayaal ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wareegtada...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Wararka inaga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in ciidamo Mareykan ah weerar qorsheysan ay ku qaadeen Degmada Jamaame oo Shabaab ay gacanta ku hayaan. Ciidamada Mareykanka iyo ciidan Soomaali ah oo la socday ayaa waxa ay ku dageen duleedka Magaalada Jamaame, kadib markii halkaasi ay ku tageen diyaarado Helicopter...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shilka ayaa yimid, kadib markii diyaarad ay leeyihiin Midowga Yurub ay ku dhacday diyaarad kuwa shacabka ay raacaan oo taalay Garoonka Aadan Cadde. Diyaarada Shilka sameysay ayaa xilligaas rabtay inay meel Parking ah gasho, waxayna qaybta Runwayga ee Parkinada...

Hiiraan Xog, Jan 20, 2018:- Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday  in ay si weyn u xoojisay duqaymaha cirka ee ay ku hayaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee ku sugan wuqooyiga Suuriya. Turkiga ayaa xusay in duulaan  dhanka dhulka ah ay ku qaadi doonaan magaaladda Afrin ee ay gacanta ku hayaan Kurdiyiinta. Kooxda Kurdiyiinta ee (YPG) ayaa waxay sheegeen in tan iyo xalay...

%d bloggers like this: