Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG


Hiiraan Xog

Wariye Mohamed Abdi Saney

Hiiraan Xog, April 18, 2018:- Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka kadib markii uu sheegay inaan lagala tashan xilka dhawaan loo magacaabay isagoo horey u ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Hiiraan. Xuseen Cismaan Muumin ayaa sheegay in beesha uu ka soo jeedo...

Hiiraan Xog, April 17, 2018:- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusay  maalinta dhir beerista Soomaaliyeed oo ku beegan 17 April. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay  Wasiiro, xildhibaano iyo marti sharaf kale iyadoona ay soo qaban qaabisay munaasabaddan wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka...

Hiiraan Xog, Apr, 15, 2018:- Munaasabadan oo aheyd mid uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha Cusub ee gobolka Hiiraan  Cabdulahi Axmed Maalin ( Sufuroow) ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle, xildhibaano ka tirsan maamulka, qaar ka mid ah waxgaradka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirada ka qeyb galay munaasabadan...

Hiiraan Xog, April 13, 2018:- Maxamed Cabdi Waare madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa shaqada ka eryay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cabdulahi Axmed Maaalin ( Sufurow). Share this:TweetLike this:Like Loading......

Hiiraan Xog, Apr 8, 2018: Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ayaa maanta xiran kadib markii ay sameyn ku yeelatay roobab ka da’ay magaalada. Mid  ka mid ah  howlwadeennada garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif ee magaalada Baladweyne ayaa  sheegay in dadka ka soo dega ama ka dhoofa garoonka lagu war galiyay inaysan jirin diyaarad ka soo degeysa garoonka maadaam...

Hiiraan Xog, Apr 2, 2018: Guddoomiyaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure karoore ayaa Hiiraan Xog  uga waramay Qarax miino oo ka dhacay duleedka degmada Buula burde  kaasoo ay ku dhinteen todobo ruux oo isku qoys. http://hiiraanxog.net/wp-content/uploads/2018/04/Guddoomiyaha-Buula-buur.mp3 Share this:TweetLike this:Like Loading......

Hiiraan Xog, Mar 31, 2018:- Gudiga Ganacsatada u istaagay dhismaha wadada isku xirta Janta kundisho iyo magaalada  Baladweyne ayaa kulan la qaatay dhalinyarada gobolka Hiiraan si ay door uga qaatan  dhismaha wadadan. Dr Xassan Cumar Siyaad oo ah Xoghayaha guddigan ayaa sheegay in cid kaste  oo wax heysta looga baahan yahay inay ka qeyb qaatan dhismaha wadadan isku xirta...

Hiiraan Xog, Mar 30, 2018:- Ururada Bulshada Rayidka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo kaaso oo ay soo abaabushay Dallada Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya(SOSCENSA ) ayaa ahaa kulan aragti is-waydaarsi kaasi oo lagu lafa- gurayey hannaanka dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxaana...

Hiiraan Xog, Mar 30, 2018:- Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira hey’adaha Dastuuriga ah kaasi oo ku yimid mooshin laga keenay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari. Daladda Bulshada Rayidka waxa ay dadaallo u gashay uguna jirtaa xallinta khilaafka,...

Hiiraan Xog, Mar 30, 2018:- Dagaalyannada kooxda Al shabaab ayaa weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM kuwaasoo marayay meel ku dhow degmada Mahadaay ee gobolka shabeella dhexe. Ciidamada midowga Afrika AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ee wadada loo galay ayaa ka ambabaxay dhanka degmada Mahadaay, waxayna kusii jeedeen degaanka Cali-fooldheere. Goob joogayaal...

%d bloggers like this: