Arimaha Bulshada

Madaxweyne Farmaajo oo gaaay magaalada Baydhabo

Hiiraan Xog, Waxaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay ku […]