Arimaha Bulshada

Danjire Tarsan oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Hiiraan Xog, Danjiraha Somaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii Dowladda Kenya ay ka soo eriday dalkeeda. Kenya ayaa xiriirka dhanka Diplumaasiyadda u jartay Somaliya, kadib markii […]