
DHAGEEYSO:- Degmooyin ka tirsan Hirshabeelle oo yeelanayo gole degaan
Hiiraan Xog, Maamulka Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe ka daah furay dhismaha golaha deegaanka. Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, maamulka degmada Warsheekh iyo ururada bulshada rayidka ayaa ka qeyb […]