Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG


B.A.M

This user hasn't shared any profile information

A Muslim woman of Somali descent was kicked off a plane after a flight attendant said she didn’t feel comfortable with her. Hakima Abdulle was told to get off a Southwest Airlines plane at a Chicago airport after she asked a passenger next to her if she could move to the aisle seat. He agreed to her request, The Independent reported. Hiiraan Xog As a result, the Council...

Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka dhacay mid kale oo ay ku dhinteen ugu yaraan 9 qof. Hiiraan Xog Dhulgariirka oo heerka cabirkiisa lagu qiyaasay 7.1 waxa uu dhacay xilli aroor ah. Wararka laga helayo Japan waxa ay sheegayaan in dhibaato baaxad weyn leh inuu dhulgariirka...

Maxkamada Sare ee Magaalada Mombasa ee Wadanka Kenya ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu soo eedeeyay in uu kadambeeyay dilkii loo gestay Gudoomiyahii hore ee Golaha Imaamyadda & Waalidiinta Kenya Sheekh Maxamed Idiris, wadaadkaas oo la sheegay sidoo kale inuu kasoo horjeeday olole la sheegay in Al-Shabaab dhallinyaro u dagaalanta loogu abaabuli jiray oo ka jiray sida...

Hiiraan Xog The troubled Horn of Africa state is still emerging from decades of civil war and continues to be ravaged by an Islamist insurgency led by the Al-Qaeda affiliated militant group Al-Shabab. But despite such challenges, the country’s leadership are determined to stick to an internationally-backed timetable of holding elections later in 2016, since the current...

Hiiraan Xog Accused ISIL recruit Adnan Farah pleaded guilty Thursday morning in an abrupt reversal, after prosecutors extended a late plea deal because of evidence that someone on a co-defendant’s legal team had interfered with his defense strategy. Hiiraan Xog Farah, 20, admitted to conspiring to provide material support to the Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL)...

Waxaa goor-dhaw la shaaciyay sida ay isugu dhacayaan afarta kooxood ee isugu soo haray Wareegga Semi Final-ka koobka Horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League oo ay isugu soo hareen kooxaha Bayern Munich, Atletico Madrid, Real Madrid iyoMan City. Hiiraan Xog Kooxda Man City oo ka dhisan dalka Britain ayaa waxay ku aadday kooxda ka dhisan dalka Spain ee Real Madrid,...

Hiiraan Xog DJIBOUTI – The port of Djibouti and China’s Qingdao port have signed a partnership agreement in the Djibouti capital. Hiiraan Xog The agreement, which was signed on Wednesday by Djibouti port’s director general Saad Omar Guelleh and the vice-president of Qingdao port Cheng Xinnong, aims to reinforce Djibouti port’s human resource capacities...

Fierce clan fighting erupted today at the outskirts of B/weyne Town, Hiiran Region, central Somalia as many casualties feared, reports say. The fighting started just after the dawn at a -cad rural area, about 15km to B/weyne, where Djibouti’s AMISOM contingent petrol local administration. Sources say land-dispute caused the fighting after days of talks between clans...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Omer Hassan Ahmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee dalka Suudaan. Hiiraan Xog Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka labada dal , iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer wasiir ah oo ka shaqeyn...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada 56-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku began 12-ka April, hambalyo u diray sareeyayaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda, dableyda iyo xaasaskooda. Hiiraan...

%d bloggers like this: