Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog


B.A.M

This user hasn't shared any profile information

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar C/rashiid oo dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho, kaddib safarro uu ku tagay Turkiga iyo Ruushka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso ciidammo Qaran oo hanta Amniga guud ee Soomaaliya. Hiiraan Xog RW Sharma’arke ayaa xusay in Ruushka uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ay la leeyihiin...

Hiiraan Xog Local initiatives can be lauded, but funding is inadequate to support Somali community. Ducking, visitors quickly learn, is a valuable skill for spectators at Coach Ahmed Ismail’s soccer practices at the Phillips Community Center in south Minneapolis. Hiiraan Ismail’s West Bank Athletic Club, which serves about 180 kids in the Twin Cities’ large Somali-American...

Tan iyo wixii ka dambeeyay 12-kii Jannaayo ee Sanadkan oo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud si rasmi ah Magaalada Jowhar uga Daah-furay Shirka dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, Waxaa hadba soo ifbaxayay khilaaf ku hareereysan shirka iyo sii socoshadiisa. Hiiraan Xog Khilaafka ugu weyn ayaa ka dhax-abuurmay mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka...

Hiiraan Xog By Obi Anyadike Editor-at-Large While the West is fixated with migration to Europe from the developing world, it’s just as common for people looking for fresh opportunities and a better life to journey South-South. Hiiraan Xog The distances may be shorter – most travel is between regional neighbours – but navigating official restrictions can be just...

Kooxda daafacaneysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa bilowga kulankaan ku bilaaban karta iyadoo ku jirta kaalinta sadexaad waa hadii ay guulo gaaraan kooxaha ay horyaalka ku dagaalamayaan ee Real Madrid iyo Atletico Madridkuwaasoo labadaba ciyaaraya saacad ka horeysay tan ay ciyaareyso Barca. Hiiraan Xog Sporting, ayaa iyana kulankaan soo galeysa iyadoo ku jirta kaalinta...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay VOA da kaga hadlay arrimo kala duwan. Hiiraan Xog Qaybtan ayaa waxa uu madaxweynaha kaga hadlayaa doorka ay dawladda federaalka Soomaaliya ku leedahay soo xulida baarlamaanka cusub, maqaamka caasimada Muqdisho iyo gabdhaha Sacuudiga u shaqo tagaya. Madaxa laanta...

Warbixin ayeey ka diyariyeen  hayadaha samafalka ayagoo sheegay in biyaha webiga Shabeele ee Soomaaliya ay aad u soo bateen kadib markii roobab mahiigaan ah ay ka hooreen buuraleyda Itoobiya oo ah kalka uu ka yimaado webigaasi Shabeele gaar ahaan saddexdii asbuuc ee lasoo dhaafay. Sidoo kale ayaa waxaa hayadaha samafalku kusoo waramayaan in saddexdii ‘asbuuc ee lasoo...

Hiiraan Xog It’s part of a journalist’s job to keep track of awful events. But stories about rickety boats crammed with migrants capsizing in the Mediterranean occur with horrible frequency. For one Somali journalist reading the news that hundreds of people drowned in one such disaster on Monday, it was one story too many. Hiiraan Xog Abdinur Mohamed Ahmed...

Waxaa waraka qaar sheegayaan Imaam Maxamed Yuusuf ahna Imaamka Beelaha Mudulood ayaa la sheegay inuu ka tegay shirka maamul u samaeynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/ dhexe oo Dowladda Federaalka ay wejigiisii labaad ka furtay dhowaan Magaalada Jowhar waxaama Imaamka la sheegay inuu arrimo caafimaad u aaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo la sheegay inuu dhowr bilood...

Hiiraan Xog Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda VOA. Hiiraan Xog Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow. Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka...