Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog


B.A.M

This user hasn't shared any profile information

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Dowladda Ingariiska waa inay soo bandhigtaa qeexid cad oo dheeraad ah oo ku aaddan halka ay ka taagan tahay ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub, waxaa sidaas yiri Madaxweynaha Faransiiska. Emmanuel Macron ayaa sheegay in arrimaha muwaadiniinta Midowga Yurub, qodob sharciyeedka kala baxa iyo su’aasha ka taagan xuduudda Ireland ay qasab...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Iskudaygii ugu dambeeyay ee ay Jamhuuriyiinta Mareykanka ku doonayaan inay meesha uga saaraan qodobka Adeegga Caafimaadka ee Madaxweyne Obama ayaa u muuqanaya inuu guuldaraysan doono. Arrintan ayaa timid kaddib markii Senatorka Jamhuuriga ee caanka ah, John McCain, uu sheegay in uusan saaxiibadii Jamhuuriyiinta ku taageeri karin dadaalkan ugu...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Dowlada Shiinaha ayaa xadidaysa xiriirka ganacsiga shidaalka ee ay dowladda Kuuriyada Waqooyi la leedahay. Waxaa sidoo kale la joojinayaa iibka dharka ee dalkaasi Waqooyiga Kuuriya laga soo iibsado. Shiinaha iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa leh xiriir ganacsi oo muhiim ah. Joojinta iibinta dharka ayaa xukuumada Waqooyiga Kuuriya waxay ku noqonaysaa...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada oo ka socday muddo labo maalmood ah magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed. Shirkan ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban 13 qodob kuwaasoo ahaa nuxurka kulankan oo socday muddo labo cisho ah ...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- President of the State in Hirshabelle Dr. Abdi Waare today met with Town Officials from the UN Office for the area between the Enhance the needs are and Hirshabelle how to participate in the development and re-build Hirshabelle. First, officials will work closely with the President Heavy Responsibilities congratulated the 16th month was elected,...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee Xafiiska Magaalada Beledweyne, Waxaana kala hadlay xoojinta wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib u dhisa Hirshabelle. Ugu...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Dagaal u dhaxeeyo ciidamo daabacsan dowlada Soomaaliya iyo Al-shabaab oo ka dhacay degaanka Ceel-Cade ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa ka dhacay deeganka Ceel-Cade oo qiyaastii 75 km dhanka Galbeed uga beegan magalaada Beledweyne kadib markii Al shabaab ay weerareen culus ku qaaden deeganka Ceel-Cade Dagaal ayaa geystay khasaaro iskugu jira...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Isticmaalka baraha bulshada ayaa ka mid noqday nolol maalmeedka dad badan oo Soomaaliyeed, waxay noqdeen meelo la’isku dhaafsado aragtiyo, lagu doodo, islamarkaasna lagu xiriiro. Doodaha ugu badan malaha waxaa dhaliya arrimaha siyaasadda ku saabsan, balse dhawaanahan arrimaha diinta ku saabsan ayay doodahooda aad usii kordhayaan. Soomaalida...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Ka waran haddii la jabsado aaladda kugu rakiban adiga oo saaran sariirta qaliinka ama isbitaalka ama loo dhoco habka quwadda korontada ee makiinadaas ku shaqayso. Waa waxyaabaha suurtogalka ah ee maalin kasta nala soo gudboonaanaya , dhibka ugu weyna waxa uu ka jiraa in shirkado badan aysan kaba warhaynin illaa heerka halista ay wajahayaan qalabka...

Hiiraan Xog, Sep 22, 2017:- Madaxweynaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan “fadhiyin” ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan yahay hormarinta hubka dalkiisa Kuuriyada Waqooyi. War qoraal ah oo naadir ah oo uu warbaahinta sii mariyay ayuu hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ku sheegay in Trump ay “saamayn wayn” ka soo gaari...

%d bloggers like this: