Scroll to Top

Shabakada Hiiraan Xog


B.A.M

This user hasn't shared any profile information

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo safar kooban ku tagay magaalada Bula-Burte ee gobolka Hiiraan. Madaxweyne Waare ayaa kulamo la qaatay waxgaradka ku dhaqan degmada Bula-Burte iyo sarakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan. HALKAAN KA DAAWO QUDBADAHA UU U JEEDIYAY MADAXWEYNE WAARE SHACABKA KU DHAQAN MAGAALADA...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Authorities in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland said on Saturday they have seized a boat loaded with weapons, officials told VOA. “We have captured the boat, named Al Faruq, loaded with different weapons, including anti-aircraft machineguns, AK47 rifles, pistols and ammunition,” said Mohamed Mohamud Hassan, the acting regional...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Ciidamada Badda ee maamulka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay Doon Hub siday oo xalay xilli dambe laga dejinayay agagaarka Xeebta magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Doonidan ayaa waxaa saarnaa hub isugu jiray qoryaha dhashiikaha, BKM, AK47, bastoolado, rasaas iyo silsilada qoryaha dhashiikaha lagu xiro iyo sanaad militeri oo kala duwan. Sarkaal...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- MEXICO CITY (AP) — A strong new earthquake shook Mexico on Saturday, toppling already damaged homes and a highway bridge and causing new alarm in a country reeling from two even more powerful quakes this month that together have killed nearly 400 people.   The U.S. Geological Survey said the new, magnitude 6.1 temblor was centered about...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista Arrimaha Dastuurka dalka, kaasoo lagu wado in dhowaan loo soo bandhigo dadweynaha Soomaaliyed. Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan dalka Soomaaliya, ahna Madaxa AMISOM, iyadoo ay wehliyeen Taliyaha Guud ee ciidamada AMISOM iyo Saraakiil kale oo ka tirsan AMISOM. Guddoomiye Taabid ayaa kala hadlay Amb. Francisco Madeira amniga Caasimadda iyo sidii...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo soo gaaray magaalada Bula Burte ee gobolka Hiiraan Madaxweynaha dowlada Goboleedka Hirshabeelle ayaa gordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bula-Burte Guudoomiyaha Degmada Bula burden Cabdi Daahir Guure ( Karoore) oo qeyb ka ah Wafdiga Madaxweynaha ayaa Warbaahinta u sheegay...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- WASHINGTON (AP) — Sen. John McCain declared his opposition Friday to the GOP’s last-ditch effort to repeal and replace “Obamacare,” dealing a likely death blow to the legislation and, perhaps, to the Republican Party’s years of vows to kill the program. It was the second time in three months the 81-year-old McCain emerged as the destroyer...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay guulo muhiim ah ka gaartay dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, cunaqabateynta hubka ee saaran dalkase ay xaddidayso in laga guul gaaro ujeeddadaas. Waxa uu sheegay in argagixisada ay...

Hiiraan Xog, Sep 23, 2017:- Banaanbax waawayn ayaa ka dhacay gobolka af ingiriiska looga hadlo ee dalka Cameroon. Waxaa xilliga habeenkii lagu soo rogay gobolkaasi Bandow gaar ahaan caasimada gobolkaasi ee Bamenda. Waxaa sidoo kale dhacay weerar banbaano oo boolisku ay ku sheegeen inuu ahaa fal argagaxiso oo ay qaadeen kooxda loo yaqaano Anglophone. Waxaa rabshadahani...

%d bloggers like this: