Scroll to Top

SHABAKADA HIIRAAN XOG


B.A.M

This user hasn't shared any profile information

Hiiraan Xog, May 22, 2018:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Manchestar ee dalka UK ayaa Deeq rashiin ah garsiiyay dadka ay sameeysay Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ku dhufatay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Deeqdan ayaa loo soo wakiishay madaxa Shirkada Dahabshiil Xaaji Cismaan Dhagaxoow,waxaana la gaarsiiya Deeqdan rashiinka ah 100 qoys oo danyar...

Hiiraan Xog, May 22, 2018:- Cismaan Shidane oo 20 sano jir ahaa ayaa ku geeryooday Isbitaal ku yaala magaalada London saddex cisho kaddib markii dad aan la garaneynin dhowr jeer Toorey ku dhufteen isaga oo ku sugnaa waqtigaa dhisme laga tukaameysto oo lagu magacaabo RUISLIP. Dillkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal 72saac ee la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah jidadka...

Hiiraan Xog, May 22, 2018:- Tobaneeyo ka tirsan ciidamada ammaanka Afghanistan ayaa lagu dilay dagaal maalmo socday oo ay dagaalyahanada Taliban kula galeen gobolka Ghazni ee bariga dalkaas. Sarkala ka tirsan dowladda hoose gobolka Ghazni ayaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay gacanta ku dhigeen labada degmo ee kala ah Jaghatū iyo Dehak, kadib dagaal xooggan oo xalay...

Hiiraan Xog, May 21, 2018:- Venezuela’s President Nicolás Maduro has won re-election to another six-year term, in a vote marred by an opposition boycott and claims of vote-rigging. Amid food shortages stemming from a severe economic crisis, just 46% of the electorate turned out to vote. The main opposition candidate, Henri Falcón, rejected the result soon after...

Hiiraan Xog, May 21, 2018:- Guddiga Doorashada ee dalka Venezuela ayaa shaaciyay in madaxweyne Nicolas Maduro uu ku guulaystay Doorashadii shalay ka dhacday dalka. Iyada oo la tirayay 90% codadkii codadkooda dhiibtay ayaa Mr Maduro, waxa uu helay 67.7%. Guushiisa ayaa ahayd mid la filayay ka dib markii ay axsaabta ugu waaweyn mucaaradka dalkaasi ay qaadaceen doorashada. Ka...

Hiiraan Xog, May 21, 2018:- Wasaarada caafimaadka ee Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo ayaa sheegtay in ay bilaabayso olola talaal oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo cudurka Ebola. Ololahani ayay saraakiisha caafimaadka ee dalkaasi sheegeen in uu bilaabanayo maanta oo Isniin ah. Waxaa goobaha daawooyiinka talaalka loo diray ka mid ah magaalada Mbandaka, oo ah magaalo...

Hiiraan Xog, May 20, 2018:- Maamulka gobolka Hiiraan iyo Taliya ku xigeenka Booliska Soomaaliya oo gurmad lagu samatabixinayo dadka isticmaala wadada isku xerta degaanka Ceel-Jaale iyo magaalada Beledweyne. Gen. Mukhtaar oo Safar ku tagay magaalada Beledwetne ayaa u kuurgalay xaalada shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne iyo sida aay u saameeyen Fatahaada Wabiga Shabeelle. Gen....

Hiiraan Xog, May 20, 2018:- Inta la xaqiijiyay Afar ruux ayaa  koronto ku dishay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, xilli roob xoog leh uu ka da’ay Magaalada Muqdisho. Saddex ruux ayaa ku dhintay nawaaxiga Xaafadda Xaaji Baasto ee Degmada Hodan, dadkaan dhamaantood Koronto ayaa Sababtay geeridooda  sidda ay Warbaahinta u xaqiijiyeen dadka degaanka. Waxaa sidoo...

Hiiraan Xog, May 20, 2018:- Labo ciyaartooy oo u dhashay dalka Jarmalka, balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Turkiga Mesut Özil iyo Ilkay Gündogan ayaa la kulmay madaxda dalka Jarmalka si ay sharaxaad uga bixiyaan kulan ay la qaateen madaxweynaha Turkiga Racep Tayib Erdogan. Labada ciyaartooy ayaa la kulmay madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier kadib markii siyaasiyiin...

Hiiraan Xog, May 20, 2018:- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa sheegay in heshiis laga gaaray sida loo qeeybsanayo dhaqaalaha ka soo xaroon doona shidaalka marka ay dhoofintiisu ay bilaabato toddobadyo gudahood. Shidaalkii ugu horreeyay ayaa laga helay meel ku dhaw deegaanka Turkana sandkii 2012. Balse waxa ay cabsho ka imaanaysay dadka deegaanka oo iyagu doonaya...

%d bloggers like this: