DAAWO SAWIRO:- Degaanada dhulka miyiga ee gobolka Hiiraan oo Abaar xoogan ka muuqato

Hiiraan Xog, Xaalada degaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo la daala dhacayo Abaaro ka jira awgood iyo daruufo kale ee ku saabsan xaga nolosha dadka reer miyiga ah oo aad u liidata bilihii la soo dhaafay.

Dadkan ayaa wax gargaar ah ka helin Hay’adaha ka howlagala gobolka Hiiraan ayadoo inta badan la sheego in aay ka howlgalaan Hay’ado sama fal iyo kuwa dowliba.

Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Hirshabeelle ayaa ka gaabiyay howlihii ay u hayeen dadka danyarta ah eek u nool dhulka miyiga ah oo xaalad aad u adag ka jirta.





Be the first to comment

Leave a Reply