DAAWO VIDEO:- Gadiidleeyda gobolka Hiiraan oo shaqa joojin ku dhawaaqay

Hiiraan Xog, Gadiidleyda gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in aay joojiyeen shaqada gadiidka ka shaqeya wadada isku xerata magaalada Beledweyne iyo gobolada dhexe.

Gadiidleydaan ayaa ka cabanayo lacag cashuur ah oo ay isku qilaafsanyihiin madaxda ugu sareeysa maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Matabaan oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply