DAAWO:- Dhismaha Buundada isku xirta degaanka Beer-Gadiid iyo degmada Matabaan

Hiiraan Xog, Maamulka degmada Matabaan ayaa ka warbixiyay dhismaha Buundada isku xirta degaanka Beer-Gadiid iyo degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiye kuxigeenka degamada Matabaan Duacaale Adaan ayaa ka warbixiyay qaabka ay u socoto dhismaha Buundada iyo heerka ay mareyso,waxaana uu sheegayin wixii hada kadabeeyay ay isticmali doonan gadiidka ku ka shaqeeyay magaalada Beledweyne iyo gobolada dhexe.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply