DAAWO VIDEO:- Maxkamad ku taala magaalada Beledweyne oo xukun ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Hiiraan Xog, Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybteda 27 ee maamulka Hirshabeelle gar ahaan gobolka Hiiraan ayaa manta xukun ku riday rag la sheegay in aay ka tirsanayeen xogaga Al-Shabaab.

Maxkamada ayaa labadaan nin ee lagu eedeyay in ay ka tirsanyihiin xogaga Al-Shabaab ayaa manta qaday dacwada labada nine e ka tirsan Al-Shabaab,waxaayna maxkamada dhageysatay edeymihii loo soo jediyay labada nine e la soo tagay maxkamada ciidamada xooga dalka Soomaaliya qeybta 27 ee maamulka Hirshabeelle qeybta gobolka Hiiraan.

Maxamed Nuur Adan Salaan oo 27 ah ayey maxkamada ku xukuntay 15 sano oo xarig ah,waxaana xabsiga laga siideyey Libaan Maxamed Cabdi Gurey oo lagu soo edeyay in uu ka midyahay Al-Shabab.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO XUKUNKA MAXKAMADA,





Be the first to comment

Leave a Reply