AKHRISO:- Tirada dadkii ku dhintay diyaaradii Itoobiyaan Airlines ee Burburtay

Hiiraan Xog, Sida ay baahiyeen Madaxda Shirkadda Itoobiyan Airline, waxaa la soo bandhigay tirada dadkii ku dhintay diyaaradii Maanta ku burburtay duleedka magalada Addis Ababa iyo wadamada ay kasoo kala jeedaan.

Tirada Guud ee dadkaasi ku dhintay burburka diyaarada ayaa waxaa lagu sheegay 157 ruux ,waxaana ay u kala dhasheen Wadamada Hoos ku qoran oo kala ah.

TIRADA DADKA DHINTAY

32 Kenyan

18 Reer Canada

9 Itoobiyaan

8 Shiinees

8 Talyaani

8 Ameerikaan

7 Faransiis

7 Ingiriis

6 Masaari

5 Jarmal ah

1 baasaboor Qaramada Midoobay watay

4 Hindi

4 Slovakia

3 Australia

3 Ruush

3 Sweden

2 Spain

2 Poland

1 Indonesia

1 Ireland

1 Rwanda

1 Sucuudiga

1 Somalia

1 Serbia

1 Nepal

1 Nigeria

2 Morokaan

2 Israaiiliyiin

1 Biljim

1 Ugandhiis

1 Yemeni

1 Sudaniis

1 Togo

1 Muzambiik

1 Norway





Be the first to comment

Leave a Reply