DAAWO SAWIRO:- Gudiga doorashada Olombikada gobolka Hiiraan oo shahadooyinka doorashada gudoonsiyay musharaxiinta

Hiiraan Xog, Gudiga Doorashada Olombikada gobolka Hiiraan ayaa manta gudoonsiiyay musharaxiinta u tqagan xilka gudoomiyaha Olombikada gobolka Hiiraan shahaadiiyinkii ay ugu qeyb gali lahaayen doorashada dhawaan ka dhici doonto magaalada Beledweyne.

Musharaxiinta manta la gudoonsiiyay shahadooyinka ayaa gaarayay ilaa iyo 3 musharax oo doonayo xilka gudoomiyaha Olombikada gobolka Hiiraan,waxaana aay ololo ka wadaan musharaxiinta afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.





Be the first to comment

Leave a Reply