AKHRISO:- Gudomiyahii Hore ee Olompic Gobolka Hiiraan Saadaq Cumar Carte ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo doorashada

Hiiraan Xog, Gudomiyahii Hore ee Olompic Gobolka Hiiraan Saadaq Cumar Carte ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo doorashada la filayo in ay ka dhacdo magaalada Beledweyne.

”Waxaan Aad U so dhameynaa In manta Lagu Tartamo Gudomiyaha Olompic Gobolka Hiiraan Wana Marki Ugu Horeysay E Doorasho Lagu Keeno Hogaan Ciyaraha Gobolka Hiiraan Runti Waxaana Ku dhira Galinaa Dhalinyarada In Ey Doortan Qof horay u si wadi Karo Ciyaraha manta Heerka Ey marayaan.

Waxaana I farxad ah In manta Heerka Doorasho in aan Gaarsiyo Hogaanka Ciyaraha Gobolka Hiiraan waxaan Rabaa In aan u mahad celiyo #Gudigii U istagay in Ey ka shaqeyaan Arintaan wana Ku Dhiira galinaa Hoosha Ey wadaan Ugu Danbeynti Dhamaan Bahda ciyaraha Waxaan leyahay in laga shaqeeyo wada jirka Sports Gobolka Si nabad Galyo Ku jirto Qofki Guuleystana u u Hambalyeyo qofka Kale E walalkisa ah Wana mahadsantihin hormar wacan





Be the first to comment

Leave a Reply