Arimaha Bulshada

AKHRISO:- Madaxweyne Waare oo markale maacaabis sameeyay

Hiiraan Xog, Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii labaad muddo labo todobaad gudahood, xilli ay isa soo tarayaan cadaadis uu kala kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka. Magacaabida cusub Wasiirada, Wasiir kuxigeenada iyo Wasiiru […]

Arimaha Bulshada

AKHRISO:- Xildhibaano xilka laga qaaday

Hiiraan Xog, Xildhibaanada Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalkaa Itoobiya ayaa 12 xildhibaan xasaanadda kala noqday kaddib markii ay yeesheen kulan. Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay ku tunteen xuquuqda aadanaha iyo inay geysteen falal musuq maasuq […]