DAAWO VIDEO:- Gudiga Doorashada Olobikada gobolka Hiiraan oo shiir jaraaid ku qabtay magaalada Beledweyne

Hiiraan Xog, Gudiga Doorashada Olobikada gobolka Hiiraan oo manta Shiir jaraaid ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay xiliga kama dabeeysta ah ee la dooranayo gudoomiyaha cusub ee Olobikada gobolka Hiiraan.

Gudiga ayaa sheegay in waxii ka bilaawda 28 bishaan ay si ku meel gaar ah ay shaqadii xiriirka olobikada gobolka Hiiraan ay u sii wadi doonaan ilaa laga soo dooranayo gudoomiyaha cusub oo la dooran doono 4 bisha March oo fooda nagu soo hayso.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply