DHAGEEYSO:- Dadka ku dhaqan degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo ka cabanayo biyo la’aan

Hiiraan Xog, Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in deegaano u dhexeeya magaalooyinka dhuusamareeb iyo guriceel xiligan ay ka jirto biyo la’aan sameysay dadka iyo duunyada.

Qaar ka mid ah dadka xoola dhaqatada ee ku nool deegannada hoos taga magaalada dhuusamareeb ayaa codsaday in gurmad lala soo gaaro,waxaana aay aad uga deeyriyeen xaalada nololeed eek a taagan degaankaas.

Qaar ka mid ah dadka ku nool degaanadaas ayaa warbaahinta u sheegay in aay halkaas ka jirti xaalad biyo la aan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEEYSO,

http://hiiraanxog.net/wp-content/uploads/2019/02/DHAGEEYSO-Dadka-ku-dhaqan-degaano-ka-tirsan-gobolka-Galgaduud-oo-ka-cabanayo-Biyo-laaan-1.mp3





Be the first to comment

Leave a Reply