AKHRISO:- Tirada Golaha wasiirada ee maamulka Koonfur Galbeed ee la magacaabay

Hiiraan Xog, Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa ku dhawaaqay xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada maamulkaasi oo ka kooban 15 Wasiir, halka wasiir ku-xiggeenada la magacaabay ay gaarayaan 25 Wasiir ku-xiggeeno.

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.





Be the first to comment

Leave a Reply