DAAWO SAWIRO:- Mashariic laga dhagax dhigay degmada Bula-burte ee gobolka Hiiraan

Hiiraan Xog, Wafdi uu horkacayo wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle iyo xibno ka socda dowlada dhexe Soomaaliyo iyo beesha caalamka ayaa manta gaaray magaalada Bula-Burte ee gobolka Hiiraan.

Wafdigaan ayaa magaalada Bula-Burte,waxaa ku soo dhaweeyay maamulka degmada iyo shacabka ku dhaqan magaalada Bula-Burte,waxaana masuuliyiinta halkaas ka dhagax dhigeen mashaarix laga hirgalinayo degmada Bula-Burte ee gobolka Hiiraan.





Be the first to comment

Leave a Reply