AKHRISO:- Madaxweyne Waare oo maacaabay Wasiiro iyo wasiiro dowlayaal

Hiiraan Xog, Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Wasaarada Macdanta iyo Biyaha iyo batroolka ee maamulka Hirshabeelle,waxaa kale oo uu magacaabay tiro wasiiro dowlayaal ah.

Madaxweyne Waare ayaa manta Wasaarada Macdanta iyo tamarta iyo biyaha iyo batroolka ka dhigay laba wasaaradood oo kala ah wasaarada macdanta iyo Batroolka iyo Wasaarada Biyaha iyo Korontada oo loo kala magacaabay laba wasiir iyo laba wiir kuxigeen.

Dhanka kale Madaxweyne Waare ayaa magacaabay 7 wasiir dowlayaal oo u badan Xildhibaanada maamulka Hirashabeelle.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply