DAAWO VIDEO:- Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo sheegay in uusan taageerin Hirshabeelle

Hiiraan Xog, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegay in uusan Hirshabeelle tageersaneeyn lakiin aay saga dhax noolyihiin oo aay ku qanacsaneeyn.

Ugaas Xasan ayaa intaas ku daray in wax walba oo dhacay ay ahaayeen waxaa uu Alle qadaray lakiin waxaan cadeeynayaa in aan tageersaneyn Hirshabeelle.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply