AKHRISO:- Sharuudaha laga rabo qofka loo dooranayo Gudoomiyaha Olobikada gobolka Hiiraan

Hiiraan Xog, Gudiga Doorashada Olobikada gobolka Hiiraan oo shaaciyay sharuudaha laga rabo shaqsiga u tartamayo xilka ugu sareeya maamulka Sportska gobolka Hiiraan.

Gudiga doorashada ayaa intaas ku daray in musharaxiinta looga baahanyahay in aay sharuudahan soo buuxiyaan,waxaana ay sheegeen in doorashada waqtiga loo cayimay ay dhaceeyso.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply