DHAGEYSO:- Gudoomiyaha degmada Maxaas oo ka deeyriyay nolosha dadka ku nool Maxaas

Hiiraan Xog, Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Cilmi Cawaale oo ku sugan magaalada Baladweyne islamarkana  u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in durufo dhanka nolosha ay heysto dad ku soo barakacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiye Cawaale ayaa sheegay in aay dadkaan daruufo adag ku noolyihiin loona baahanyahay in loo gurmado,waxaana uu baaq u diray Jaaliyada Reer Hiiraan iyo Hay’addaha ka howlaga gobolka Hiiraan qasatan kuwa degmada Maxaas in aay dadkaas u gurmadaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEEYSO,





Be the first to comment

Leave a Reply