DAAWO VIDEO:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay Hiiraan iyo Galgaduud

Hiiraan Xog, Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka warbixiyay safarkii shaqo ee uu ku joogay malmihii la soo dhaafay degmooyinka Matabaan iyo Maxaas eek a wada tirsan gobolka Hiiraan.

Gudoomiye Dabageed ayaa sheegay in halkaas ay u tageen in aay soo dhax dhaxaadiyaan laba Beel oo walaalo ah oo ku dagaalamay degaano ka wada tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadeeynta gobolka iyo dadka dariska ah.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply