DAAWO VIDEO:- Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay Askari ka tirsan ciidama dowlada oo loo dhiibay Al-Shabaab

Hiiraan Xog, Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay Askari katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay dad shacab ah gacanta u galiyeen Al-Shabaab.

Masuul ka tirsan lamaha amniga gobolka Hiiiraan ayaa uga warbixiyay Warbaahinta gobolka Hiiraan sida fudud ee Al-Shabaab gacanta ugu dhigeen Askari ka tirsan ciidamada dowlada iyo dadkii ka dabeeyay falkaas.

Gudoomiye Takooy ayaa intaas ku daray in dadkii falkaas ka dabeeyay gacanta lagu soo dhigay goor dhawna la soo tagi doono maxkamad.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply